6115 Rainier Avenue South (Somali)
Si aad u hesho aqbaarta mashruucan aadna ula socoto horumarka baarista naqshadaynta iyo howsha ogolaanshaha, raadi cinwaanka mashruuca (6115 Rainier Avenue South) ama mashruuca numbarkiisa (3032852-EG) oo laga helo iskajwalka dib u eegista naqshada
(Design Review Calendar) ama Seattle Services Portal.
Haddii aadan rabin in aad ka jawaabto baaristaan laakiin aad doonayso in aad fikradaada la wadaagto, ama aad heyso fikrado kale oo quseeya mashruucyo kale, la wadaag qofka mashruucaan lagala xiriiro Julian Weber [email protected]